Xubno ka tirsanaa AS oo gaaraya Saddex labo ka mid ah yihiin Ajaanib ayaa ka soo goostay Kooxda AS waxa ayna isu soo dhiibeen Ciidamada Maamulka Degmada Far-libaax ee Gobolka Hiiraan.
Maamulka iyo laamaha Amniga Degmadaas ayaa Gacanta ku haya waxa ayna Xaqiijiyeen in Xunahani si iskood ah isku soo dhiibeen iyagoo Cafiskii Dowlada ka Faa’iidsanaya.

