Xubno ka socday Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Dalka uuna Hogaaminayey C/laahi Salaad Yaroow ayaa Maanta Soo Gaaray Magaalada Dhuusamareeb. 28/05/2025 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint