Xubno Katirsan Kooxda AS oo isa Soodhiibay

Taliska Nabad sugidda iyo Sirdoonka maamulka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo kusoo bandhigey 14 xubnood oo ka Mid ahaa AS kuwaas oo isku soo dhiibay ciidamada amniga.kooxdaan ayaa ka tirsaneed waxa ay ugu yeeraan jabhadaha Khawaarijta, kooxda ayaana sheegtay in ay iskaga soo baxeen AS iyaga oo ka cabsi qaba inaysan wajihi karin howlgalka xoreynta  ee socda.
 Madaxweynaha Dalka ayaa oo gaaray KGS ayaa Shalay Gaaray Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool halkaasi oo uu uga dhawaaqay dagaalka kadhankaa kooxda alshabab ee ka Bilaabadanaya Degaanada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Waxaa soo dhaamaadey degaanada qaar ee Kamida Koonfur Galbeed abaabulka Dagaalka kadhankaa kooxda AS
Iyadoo lagu wado inuu dhawaan bilowdo dagaalka kadhankaa kooxda alshabab Maamulada Jubbaland iyo kgs Inkastoo dhanka maamulka Jubbaland aysan ka Muuqan udiyaar garow Dagaalka kadhankaa kooxda alshabab  Wajigii 1aad ee Dagaalka ayaa Guulo badan la gaaray Kaasi oo ay iska kaashadeen ciidamada qaranka iyo xoogaga Degaanka
Waxaana Kooxda AS lagala wareegay degaano iyo Degmooyinka badan oo ay Waqti aad udheer kusugnaayeen Kuwaasi oo meelaha qaar ay ka dhigteen Fariisimo iyo Xarumo waa wayn oo hugaamiyaasha ugu sareeya ay Iskugu Yimadaan Waxaana kamida Meelahaas adaan-yabaal oo ay ka dhiseen Goobo Wayn oo Filo aadan Yabaal ay ku magacaabeen
+12
All reactions:

728