Yuusuf Yaasiin Aadan waa Askari ka tirsan Booliiska ka Howlgala Dhuusamareeb waxa uu ka mid Noqday Boqolaal Arday ah ee u fariisatay Imtixaanka Dugsiga sare Waqti Bulshada u shaqeey Waqtina Waxbaro