Browsing Category
QORMOOYIN
Featured posts
Dhageyso:-Golaha Wasiirrada xukuumada soomaaliya Oo Ansixiyay Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo loo magacaabay Mudane Cabdi Sheekh Axmed, oo ah khabiir dhinaca isgaarsiinta iyo teknoolojiyada ah.…
R.W Ku xigeenka dalka oo dhagax dhigay Dhismaha Wasaaradda Dekedah iyo Gaadiidka Bada
Muqdisho-GNNFM- Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha Wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka Bada ee ku taalla Degmada Shibis.
Munaasabada dhagax dhiga Xaruntan waxaa ka qeyb galay…
Dhageyso:-Madaxweynaha Soomaaliland Oo Codsi U Diray Qaramada Midoobay
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo uu hoggaaminayay ku-xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna isu-duwaha arrimaha Gargaarka…
SAWIRRO: Shariif Xasan oo lagu soo dhoweeyey Magaalada Baydhabo
Baydhabo-GNNFM- Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.
Madaxweynaha iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa…
Baarlamaanka KGS oo isku raacay waqtiga la qabanayo Doorashada Madaxweynaha
Baydhabo-GNNaFM- Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG u ah Maamulka Koonfur Galbeed maanta oo Isniin ah waxaa kulan ku yeeshay xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaasi.
Kulanka Baarlamaanka oo qaatay waqti badan ayaa waxaa looga hadlay arrimo…
Madaxweynaha Jubbaland oo daah Furay Shir looga hadlaayo dagaalka Al-Shabaab
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta 19 Feb, 2018 waxaa uu furay Shir lagaga hadlayo dardar galinta howlaha dib u xoraynta deganada Jubbaland ee wali ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab.…
DHEGEYSO;Axmad madoobe oo sheegay in uu kaqeyb qaatay Dhexdhexaadinta ONLF iyo Itoobiya
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa warbixiyay shirar uu kaga qayb galay Magaalada Nairobi isagoo xusay in ay shirarkaas ahayeen kuwo lagaga hadlayay sidii loo dhamayn lahaa xaalado mudo badan ka taagnaa Gobolka…
Ra’isalwasaare ku xigeenka dalka Turkiga oo kusoo wajahan Muqdisho
Ra’isalwasaare ku xigeenka Dalka Turkiga Hakan Çavuşoğlu ayaa la filayaa in maalinta Arbacada ah ee soo socota uu booqasho ku yimaado Magaalada Muqdisho.
Hakan Çavuşoğlu,waxaa uu booqashadiisa Afrika ka soo billaabayaa Dalka Suudaan…
Golaha Wasiirada oo yeelanaya kulan deg deg ah
Sidda ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonkaro Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta lagu waddaa in ay yeeshaan kulan deg deg ah oo ku saabsan Xaaladda dalka.
Kulanka ayaa lagu waddaa in looga hadlo Cabashooyinka Ganacsatadda Suuqa…
Ganacsiga Suuqa Bakaaraha oo maalintii Labaad xiran
Waxaa maalintii labaad xiran guud ahaan Suuqa weyn ee Bakaaraha sidda ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah Ganacsatadda Suuqa weyn ee Bakaaraha.
Qaar ka mid ah Ganacsatadda ayaa fadhiya Irdaha xiran ee Bakhaaradooda, waxa ay sheegeen in aysan…